Author
a
-
Top Posts
Archives
- August 2008 (1)
- July 2008 (1)
- May 2008 (3)
- March 2008 (5)
- February 2008 (2)
- January 2008 (2)
- December 2007 (6)
- November 2007 (6)
- October 2007 (2)
- September 2007 (6)
- August 2007 (1)
- July 2007 (4)
- June 2007 (7)
- May 2007 (7)
- April 2007 (9)
- March 2007 (15)
- February 2007 (13)
- January 2007 (13)
- December 2006 (13)
- November 2006 (14)
- October 2006 (11)
- September 2006 (8)
- April 2006 (6)
- March 2006 (6)
- February 2006 (9)
- January 2006 (3)
- December 2005 (4)
- November 2005 (1)
-
Recent Comments
CovertOperations78 on Somali Trees hawo on Somali Culture Somali Culture … on Wise Old Nomads Ben Curkendall on Somali Trees Amal on About -
Recent Posts
-
Flickr Photos










More Photos November 2009 M T W T F S S « Aug 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 17 18 19 20 21 22 23 24 25 26 27 28 29 30 Meta
-















waaw gabdhahaan haday ogaan lahaayeen dharka ay qabaan sida ay ugu qurxoon yihiin walaahi naysan iska bixin lahayn sababtoo hadii dib loo eego dharkaaan xiliigii la gashan jiray iyo gabdhahaan laysku fiiriyo ninkii soo doona gabdhahaan mid ka mid ah waxaa laga qaadilahaa 20 hadaal sababtoo ah gabdhaha caadiga ah waxaa laga qaadaa 5 halaad laakiin 3 daan qabdhood waxaa midiiba laga qaadi lahaa 20 hadaal yacni qiima dharka iyo quruxdooda oo laysku daray ayaan qiyaasay .
hablulhu amanta wajecel yihin oo wan ogahaye bal amanta haku badininee sida lacagta uga dhiga oo uyarareeya ilayn wakuwano way wada taagan yihin iyagoo aaad moodo inay si ufaraxsan yihine hadii kalee midiba meelbay usii jeesan quruxdan aad amanaysana way dun waayi horta xagee qosolkalaga bilabi jiray marka hablo laga hadlo bal an isku dayo
hahaha kikik mumum halka kasi wada ……..
waa run gabdhahan waxay leeyihiin qiimo aad u badan waayo waxaa ay wataan dharkii hidaha iyo dhaqanka qofba sida uu iska dhaigaa laga dhigtaa hadey qaataan dhaqan kale waxay la kulmayaan dhaqan kale hadey sidaa iska ahaadaan oo dhaqan kooda wataan waxaa ay lakulmayaan dhaqan wanaag san marka waxan idin rajeyna guulo iyo bar waaqo iyo hidihiina aad heesataan